Qeexid

"Uugaan ka keenid (geel)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga uuji oo kali ah:
  • Madaxweyne Farole oo la hadlay BBC-da Laanta Af Soomaaliga maalintii Khamiista ayaa sheegay in Dowlada Puntland ay hayso cadaymo muujinayaa in kooxaha hubaysan oo Galgala xarun ka dhigtay ay u baxsadeen dhanka Somaliland.
  • Dagalkaan ayaa saameyn ku yeeshay ganacsiga guud ee Degmada Walaweyn iyadoo dhac loo geystay xarumaha ganacsiga ee degmadas qarkood, waxana arrintaan walaac weyn ka muujiyay shacabka Walaweyn.