Qeexid

"Daaq; caws."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga uud oo kali ah:
  • Qaraxan ayaa la sheegay in lala beegsaday gaari uu lahaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya, iyadoo qaraxu uu burbur xooggan gaarsiiyay gaariga,inkastoo Agaasimaha uusan xiligaas la socon gaariga.
  • Labada Nin ee lala xidhay gudoomiyaha UDUB ee Gebilay waxa la kala yidhaahdaa: Maxamed Maxamuud Nuur oo ah Nin musharaxnimadiisa lagu muransan yahay iyo Aadan Weli oo isna xafiiksa UDUB degmada Gebilay u qaabilsan abaabulka iyo wacyigelinta.