Qeexid

"(-dyo, m.dh) Macallin; bare. ld astaad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ustaad oo kali ah:
  • Qaabkii uu u shahiiday Shiikh Xasan Al Banna ayaa waxaa nooga sheekanaya Ustaad Cabdikariim Masnuur oo habeenka la dilayay ahaa ninkii kaliya ee la socday kana bad baaday in uu dhinto balse dhaawac halis ah uu haleelay.
  • Ustaad cusmaan wuxuu xisbiga ku soo kordhiyey fikrado iyo qorsho barnaamij siyaasdeed cusub oo xisbigiisa aminsanaa in uu kaga guuleysan karo xisbiga mucaaradka ee ka soo horjeeday.