Qeexid
(-oobay, -owday; -oobi) Uskag yeelasho.
(-oobay, -owday; -oobi) Uskag yeelasho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Wasakh ku taal jir dad ama dhar. ld uskug.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg uskagow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -geeyay, -gaysay
Qeexid: Wax uskag u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg uskagee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Jir dad meesha wasakh qabatinka leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
e.d
Qeexid: Hadday u yaraato; xataa. Tus. “Agowii ahaateenaa!”; “Agow roob di'i lahaayaa.”agtag f.g1 (-gay, -gtay; -tegi) Wax meel joogau dhowaansho.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]