Qeexid

ld aruurin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga uruuris oo kali ah:
  • “Maahmaahyada aad bay u uruurisaa,” ayay tiri Hooyo Filsan, “si aad ah.”
  • Dhanka kale Dowladda Canada ayaa sheegtay in 20-milyan oo dollar ay ugu deeqday wadanka Soomaaliya taasi oo ay kasoo uruurisay shacabka dalkeeda.