Qeexid

"ld aruurin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga uruurin oo kali ah:
  • . taageero daawo oo ay helaan bukaanka dhaqaale ahaan aan awoodin iibsashada daawooyinka lagama maarmaanka u ah noloshooda, iyadoo loo marayo barnaamij deequruurin ah oo ururku samaynayo.
  • Axmed Tahliil ayaa sheegay in Maamulka uu go'aansaday in wixii maanta ka bilowday Degmooyinka Gobolka Banaadir laga bilaabo howlo canshuur uruurin, taasoo ku sheegay in ay qeyb ka qaadaneyso sugida ammaanka Caasimada.