Qeexid

"(ray, -rtay) ld aruur2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga uruur oo kali ah:
  • Ma aha in wariyaha wada isticmaalo xogta uu soo uruuriyo oo dhan.
  • Dhanka kale Dowladda Canada ayaa sheegtay in 20-milyan oo dollar ay ugu deeqday wadanka Soomaaliya taasi oo ay kasoo uruurisay shacabka dalkeeda.