Qeexid

"ld aruurin, ururin. Ururkii Qaramada m.l Urur la sameeyey dagaalkii adduunka ee kowaad kaddib, kasoo loo dhisay horumarinta Iskaashiga caalamiga iyo ka hortagga dagaal, wuxuuna burburiyey dagaalkii II ee Adduunka."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ururis oo kali ah:
  • . Waa in loo sameeyo hay’ad ururisa wixii ardayga waalidku u soo dhiibo taasoo hay’adu kabayso mushaharka macalimiinta kaabayaasha waxbarasho.
  • "Eritrea waxay dalkeena u soo raraysaa qas iyo dagaalo" ayuu yiri wasiirka arimaha dibada ee Jabuuti isagoo intaas ku daray: "Waxay bilowday inay tababarto isla markaana hubeyso kooxo ay dalkeeda ku ururisay".