Qeexid

"Wax meel isugu keenid."

Qeexid Xigta

U u.: kaalmo cid la siinayo dad kala duwan uga qaadid. ld aruuri.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ururi oo kali ah:
  • Waxay iska buuxshaan doonyo itaal daran oo bad weynta kula qaraqma iyadoo maydkooda laga soo ururiyo xeebaha Yaman ama kuwa Talyaaniga, halka qaar kalena haraad iyo gaajo ay ugu dhintaan dhulka lama degaanka ah ee u dhexeeya Suudaan iyo Liibiya.
  • Waxaa soo baxaya in u hawlgal dhaqaale loogu ururiyo kiiska aqoonsiga Somaliland ee maxkamadda adduunka, in uu ugu yaraan abuuri karo arrinta Somaliland gooni isu-taageeda oo gasha heer si fiican ay u arki karaan indha caalamku.