Qeexid

"urur shaqaale m.l (-rro ..., m.dh) (taar.) Urur matala xoogsatada, rabo in uu wax ka baddelo xaaladda nolosha, mushaarada iyo lacagta."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga urur oo kali ah:
  • Kulaankaan ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiin ka socotay safaarada Mareeynkanka, wasiiro ka tirsan dowladda KMG, ururada bulshada rayidka, fanaaniin iyo qaar ka mid ururada haweenka ee saxafiyiinta.
  • June 18,2002, ayaa xubno odayaal, dhallinyaro iyo Madaxda ururada rayidka deegaanka ka mid ahi ay shir-jaraa’id ku qabteen magaalada Boorama.