Qeexid

"Xarig dhuuban, dun ka samaysan oo wiilasha yaryar dhexda loogu xiro kaddib marka la gardaadiyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga urun oo kali ah:
  • W. difaaca Burundi oo Muqdisho tagey Wasiirka Difaaca ee dalka Burundi Major-Gen.
  • Maalin dhawayd Saxaafada ayaa ka Cabatay Maamulka kuwaasi oo qaarkood Warbaahinta ka sheegay in la Turun Tureeyay, Laakiin maha inay sadaasi yeelaan ee waa inay Wasaarada Warfaafinta la soo xidhiidhaan si loo xaliyo cabashadooda.