Qeexid

"Tiiraanyo dareemid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga urugoo oo kali ah:
  • Gudoomiyaha xilka dib ugu soo celiyey Madaxweyne C/lahi Yusuf, ayaa ku sheegay shirkiisa jaraa'id inuu bixinayo shidaalka uu isbitaalku ku shaqeynayo maalmaha soo socda, isagoo xusay inuu aad uga murugoonayo dadka ay dhaawacyadu gaareen.
  • Laga soo bilaabo xilligaas, ilaa maanta, qof kasta oo mas’uul ah oo taga Soomaaliya – marka laga reebo Soomaalida, wuxuu si aad ah uga murugoodaa tacadiyaadka loo gaysti dadka, dalka iyo diinta.