Qeexid

"Cudur dadka, xoolaha iyo shimbiraha ku dhaca oo sambabada waxyeeleeya oo xummad badan iyo qufac leh; qaaxo; feero."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga urug oo kali ah:
  • Waxaan galnay kar-kaar iyo siriq siyaasadeed iyo dagaal murugsan, markaan iska hornimid oo aan diidney in aan is fahanno.
  • Nidaamkaas ayaa inta badan ahaa meel marxaladaha murugsan lagu xaliyo.