Qeexid

"Wax ur leh sanka saarasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga urso oo kali ah:
  • . Xisbigu wuxuu ku baraarugsanyahay ahmiyadda ay leedahay humaraninta dhaqan-dhaqaale, taas oo muwaadin kasta la gaarsiinayo adeegyada bulshada iyo fursooyinka shaqo siinta ayada oo dhaxal-qarameedka iyo bai'ada si habsami ah loo dhawrayo.
  • Magaalada ayaa maalmihii ugu dambeeyay laga dareemayaa dhaqdhaqaaq ciidan iyo hub ururso badan taas oo ay wadaan kooxo kala ujeedo ah oo magaalada ku sugan.