Qeexid

"Cayayaanka jaad ka mid ah oo doorshaanka ka sii yaryar kana fudfudud oo aan wax qaniinin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ursato oo kali ah:
  • Ninkaa oo Cigaalna ugu jawaabay; “Adigu bahashan lacag ah ee aad jeceshay ee aad doonayso in aad iska urursato, anigu waxaan doonayaa in iyada lafteeda aan isku sawiro.”
  • Gabadh sideeya baad rabtaa inaad guursato?