Qeexid

"Cudur ku dhaca eyga iyo naasleyda la bahda ah oo ay calaamo u tahay biyonicid iyo laystaannimo."

Qeexid Xigta

ld ursasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ursad oo kali ah:
  • Wuu xoreeyay ka dibna uu guursadey, waxayna u dhashay wiil Ibraahim " Maryama al-Qibtiyya waxay ahayd adoon laga soo diray wadanka Masar "
  • Ra´iisul Wasaaraha ayaa sheegay in kulankani ujeedadiisa uu ahaa sidii horay loogu sii wadi lahaa nabad ku soo dabaalida dalka Soomaaliya, isla markaana fursad u tahay shacabka dalka.