Qeexid

"Wax loo akhriyo in laysku nacsiiyo laba qof oo israbta ama is jecel."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga uriso oo kali ah:
  • Sababtaas awgeed, waxay masaaridu isweydiinayaan, waxa dhalliyay in ay Suudaan ka dhacdo xerradda oo ay u burburiso arrintaas, una baabi’iso heshiiskaas, waxay gacan-saar la yeelatay Xasan Al-Turaabi oo hogamiya urur lagu magacaabo People Congres.
  • Dowladda Somalia ayaa waxaa lagu xantaa inay caburiso saxaafadda xorta ah, iyadoo dhowr jeer oo hore la xiray Idaacado ka howlgala Muqdisho, kuwaasoo lagu eedeyay inay si xun uga hadlaan dhacdooyinka Somalia.