Qeexid

"Wax urkooda dareemid."

Qeexid Xigta

Wax qurmin.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Kalluunkii bakhtiyey baddii buu uriyey”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga uri oo kali ah:
  • Waa 15 jir, walina waxa muuqda aqoon daro dawladnimo DAYMADA WARGEYSKA Guurtidu ha ka fiirsato muddo-kordhinta Golaha Wakiillada (Jamhuuriya) Tan iyo intii dib loo soo ururiyey 1997, Golaha Wakiiladu, waxa laga arkayay mur..
  • Hay’ada Nile ayaa sidoo kale qorsheyneysa inay wasaaradda caafimaadka ka saacido daawooyinka iyo sidii ay u furi lahaayeen goobo caafimaad (Clinic).