Qeexid

"(-dyo, m.dh) (baay.) Dareenka urta ama dariiqadda wax lagu uriyo; tani oo lagu helo qaabilayaasha urta ama qaabilayaasha ku jira organnada ureed, sida sanka, kuwaas oo xasaasi u ah hawada ama kiimikooyinka ka dhasha biyaha. Nashaadinta qaabilayaashaasi waxay sababtaa inay u gudbiso wararka maskaxda iyaga oo sii maraya dariiqa dareen wadaha ureed."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ureed oo kali ah:
  • Dhanka kale; qoraal uu soo saaray Guddoomiyaha Midowga Afrika Alpha Oumer Konari ayuu ku sheegay in kooxaha dagaallada kala horjeeda DF kusoo badanayan Gobollada Koonfureed ee Somalia, gaar ahaan Caasimadda Somalia ee Muqdisho.
  • Boqortooyooyinkaan waxaa ay ka mid ahaayeen kuwii ugu fican ee Soomaaliya soo mara gaar ahaan dhinaca koonfureed waxaana ay gaarisiyeen dhulki ay maamuli jireen hor mar siyaasadeed, mid dhaqaale iyo mid bulsho.