Qeexid

"Geed-quwaax ur sillan oo aad u lifaaqoon leh: ur cayayaanka iyo bahal hoosaadka lagu laayo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga uraa oo kali ah:
  • Waxaa soo baxaya warar sheegay in laba nin oo rayid ah in ay ku dhinteen dagaalkaasi, kuwaasi oo ahaa reer-guuraa ku sugnaa goobta dagaalku ka dhacay oo ah buuraley.
  • Shabaab: Alxamdu Lilaah; mar haddii nalagu haysto inaan raacnay Quraanka iyo Sunnaha.