Qeexid

"unugyo badane m.l.u (-nayaal, m.dh) Noole ka kooban unugyo badan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga unugyo oo kali ah:
  • Taliyaha oo dhalashadiisu tahay dalka Uganda ayaa sheegay inuu rumeysan yahay in unugyo ka tirsan Shabakadda Al-Qaacida ay ku sugan tahay Somalia ayna qayb ka yihiin kooxaha ka dagaalama Somalia, sidoo kalena maamulka sare hayaan.
  • Xannuunka Kansarka iyo waxyeeladiisa caafimaad Xannuunka Kansar macnihiisu waxa weeyaan unugyada jidhka oo ay ka dhex-baxaan unugyo kale oo si aan caadi ahayn u koraya, unugyada Kansarku waxay leeyihiin qaab iyo xajmi aan kala duwanayn.