Qeexid

"unugyada dhiigga ee cas cas m.dh eeg iritaroosayt."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga unugyada oo kali ah:
  • Waxa loo kala qaybiyaa dhiiga 2qaybood oo kala ah plasma (55%) oo ah qaybta dareeraha ah iyo qaybta unugyada ah (45%).
  • Bayoolojiga waxa loo qaybin karaa laba dhir iyo xayawaan iyada oo loo eegayo habka cunto samaysiga ee uu leeyahay nooluhu ama waxa loo qaybin karaa hal unugle iyo unugyo badane iyada oo loo eegayo tirada unugyada ee uu leeyahay.