Qeexid
(-gyo ..., m.dh) (c.nafl.) Unug ama organ soo saara jawaab fisiyoolojyiyeed marka uu nashaad iyo guyo dareen wade. Tus. “Muruqyada iyo qanjidhada”.
(-gyo ..., m.dh) (c.nafl.) Unug ama organ soo saara jawaab fisiyoolojyiyeed marka uu nashaad iyo guyo dareen wade. Tus. “Muruqyada iyo qanjidhada”.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-dayaal, m.l/dh) (c.nafl.) Unug dheeraaday oo faracyo leh, kaasi oo ah halbeegga aasaaska u ah habdhiska dareenwadka, gaarna u ah gudbinta gujooyinka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (daaw.) Miiqaqo dareen wadaha ee unugga dareenwade, kuwaasi oo u gudbiyo gujooyinka dareen wade jidhka unugga dareen wadaha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Wax taagnaa socod bilaabid.
Qeexid Xigta: Subag, xayr iwm dhalaalid.
Qeexid Kale: Ku d.: Hawl iwm wax ka qabashadeeda bilaabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Bilaabidda wax taagani ay socod bilaabaan. ld dhaqaaqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Qof, isbeddel nafsaani ah oo ku abuurmay garasho.
Qeexid Xigta: Wax tuhmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Garasho ku abuurta niyadda qofka isbeddal nafsadeed.
Qeexid Xigta: War dhiilo leh.
Qeexid Kale: Tuhun; shaki.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld dhaqaaq1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Nafley meel fog ka dhaqdhaqaaqeysa oo aan la sugi karin waxa ay tahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax dhaqaaq diyaar u ah ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax meel ka durugsan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-gyo, m.dh) (baay) Halbeegga salka nolosha ee maatar iyo tamarina ka soo uunmaan, ku beddelmaan, ku kaydsaman, kuna isticmaal galaan. Unug kastaa wuxuu ka koobanyahay walxo cufan oo borotiin ah (borotobalaasam), kuwaas oo u meesiyoobey walax xab oo kale ah (saytobalaasam) iyo bu', kaas oo ay ku jirto DNA.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-gyo, m.dh) Wax aan hore u jirin oo la curinayo, bilawga ugu horreeya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-nkay, -nugday; -nki) Unug samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-gyo ..., m.dh) (c.nafl.) Unugga ay ka soo farcamaan ama ka samaysmaan unugyada kale marka qaybsanka unugga dhaco.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) (c.nafl.) Unugyada inta u dhaxaysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: unugyo badane m.l.u (-nayaal, m.dh) Noole ka kooban unugyo badan.
Qeexid: unugga Daaniyal m.l (fiis.) Unug aasaasi ah (sida unugga foolt), xoog danab wadihiisuna yahay 1.08 V, lehna qotino maar (+) iyo naxaas ah (-). Unuggan waxa uu leeyahay gudbiye naxaro salfaytah iyo milanka maar salfayt oo kahortaga daahneefeed ka dhaca unugga.
Qeexid: unugga cad ee dhiigga m.l eeg liyuukoosayt.
Qeexid: unugyada dhiigga ee cas cas m.dh eeg iritaroosayt.
Qeexid: unug-maskaxeedka dhaqaaqa m.l (c.nafl.) Unugyada sameeya mareennada u dhexeeya maskaxda iyo xubinta dhaqaaqa, (muruqa, lafaha) midkood.