Qeexid

"Weel toliddiisa ama caw, harrar iwm falkintooda billaabid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga unko oo kali ah:
  • Wasiirka, waxa uu sheegay in Wasaaradda Caddaaladda ay ilgaar ah ku hayn doonto Maxaabiista si loo hubsho in ay heleen xuquuqda, waxaana uu dhankooda ku dhiiriyay in ay ilaashaan shuruucda xabsiyada iyo ammaanka mudada ay dhamaysanayaan xukunkooda.
  • Shariif waan kulanay waxaana uu noo sheegay inay ka go'an tahay inuu nabad kula noolaado dalalka dariskiisa ah sida Ethiopia, sidaa daraadeed nooma muuqato sabab aan ku diidno xukunkooda".