Qeexid

"eeg unug2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga unkid oo kali ah:
  • Kaliya waxay yaqaanaan sida wax loo unko. waliba unkidoodu maaha mid baadhitaan iyo daraasad ku salaysan, waase mid laab la kac iyo xamaasad ku salaysan.
  • Qore Axmed Ismaaciil Maxamuud ( Axmed deeq) Haddii aynu Soomaali nahay waagii beryaba waxa aynu ku waabariisanaa unkida urur cusub. illaa haddana ma arkayno urur tisqaaday oo lagu tanaaday sidii SYL iyo SNL.