Qeexid

"(-amay, -antay; -ami) Wax la unkay noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga unkan oo kali ah:
  • Warsideyaasha ka hawlgala waddamo badan, caankana ka noqday adduunkan oo dhan, ayaa lagu yaqaan inay xiriir war-kala-qaadasho iyo wadashaqeyn leeyihiin.
  • Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo xukunkan ku riday aag dagaal ayaa sheegay inay heleen caddeymo ku filan isaguna uu qirtay inuu dilkaas geystay.