Qeexid

(-ooyin, ml.) Haweeney aqoon u leh sida loo dhaliyo naagaha.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ummuliso oo kali ah:
  • Hirgalinta Tababarkan, ayaa waxaa iska kaashadey Wasaaradda Caafimaadka Puntland iyo hay’adda UNFPA, Sikastaba, 20-kan Gabdhood ee la doonayo in ay noqdaan Ummuliso xirfadle ah ayaa tababarkan u socon doonaa muddo 2 sano ah.
  • Haweeneyda wax ka ummulisa “Ummuliso” ayaa loo yiqiin, ta haweenka cudur-hoosaadka ka daweysana “Baanato”4.