Qeexid

(-lo, m.l) Qof dumar ah oo kolkaas ilmo dhashay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ummul oo kali ah:
  • Hase yeeshee, dhakhaatiirta ayaa waxay sheegeen in baadhis ay ku sameeyeen xannuunka haweenaydaas ay ku ogaadeen in aanay tahay ummul oo ay mandheertii ku noqotay, isla markaana ay booliska la socodsiiyeen arrinta shakiga leh ee haweenaydaas.
  • Haweeneyda wax ka ummulisa “Ummuliso” ayaa loo yiqiin, ta haweenka cudur-hoosaadka ka daweysana “Baanato”4.