Qeexid

"U. ah: qof aan wax qori karin waxna akhrin karin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ummi oo kali ah:
  • Dhab ahaantii, arrintani waa mid yaab leh una eg fursad dhummin baaxad weyn, gaar ahaan marka la eego dhibaatada Soomaaliya ka taagan iyo baahida loo qabo in loo deg-dego nabad iyo dib-u-heshiisiin.
  • Dadka waxay ugu yeedhi jireen "ina ummi Cabdi", hase ahaatee magaciisa waxaa la yidhaahdaa Cabdullaahi, aabihiisna Mascuud.