Qeexid
Wax ul la dhicid.
[-leeyay, -laysay]
f.g2Wax ul la dhicid.
Fal / verb
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Aayar u socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Qaylo dheer samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg uleex.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leyay, -laysay
Qeexid: Maro, ul iwm bul u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-lo, m.l) Qori dhuuban, geedaha laga goosto oo loo qaato in laysku daafaco ama xoolaha lagu raaco.
Qeexid Xigta: Lo' tiradeedu boqol (100) gaartay.
Qeexid Kale: Tiro lo' ah oo gaar isula soofta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: ld kulayli.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]