Qeexid

Samaynta fal kas iyo ogaal loo sameeyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Falkaab naxwe,

Falkaab / adverb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ulakac oo kali ah:
  • Quudsiiso waxa loogu bixiyay qofka ayaa ulakac been ugu dhaaranaya markaas bay dembi quudsiinaysaa.
  • Quudsiiso waxa loogu bixiyay qofka ayaa ulakac been ugu dhaaranaya markaas bay dembi quudsiinaysaa.