Qeexid

"(-lo, m.l) Qori dhuuban, geedaha laga goosto oo loo qaato in laysku daafaco ama xoolaha lagu raaco."

Qeexid Kale

Tiro lo' ah oo gaar isula soofta.

Qeexid Xigta

Lo' tiradeedu boqol (100) gaartay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ul oo kali ah:
  • Imaam Nawawi wuxuu wax ka bartay cilmiga xadiiska muxadasiin horseedku ahaa cilmiga xadiiska waqtigaa, fiqigana wuxuu ka bartay culimo waawayn.
  • Intaas waxaa wehelisa bulsho aad u badan oo saddexdaas quwadood ku dhex jaho wareersan.