Qeexid

"Macnaha looga danleeyahay hadal, fal, hadaf iwm."

Qeexid Xigta

Dulucda qoraal rasmi ah ama dood. ld ulajeeddo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ujeeddo oo kali ah:
  • Ujeeddo kuma socoto baadhistiisu.
  • Dhalliisha laga dhex halacsado dareen ahaan waxa lagu illaawaa tayada loogu dhex tago ujeeddo iyo nuxur ahaan.