Qeexid

(-fyo, m.dh) Sabuul meseggo, oo qaaday cudur ama biyo la'aan heshay awgeed, oo aan yeelan badar fiican.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga uguf oo kali ah:
  • Cadde musue dadaal ugu jiro sidii uu u dhex dhexaain lahaa Madaxweyne C/laahi yuusf iyo Madaxweynah Jabuuti Ismaaiil cumar geelle oo xuguf siyaasaded u dhexeyso waxaan la ilayaam inlabada madaxweyne ee jabuuti iyo Soomaaliya ay dhawaan kulan yeeshaan.