Qeexid

Dhir roob ku da'ay oo baxday oo aan cidi daaqin.

Qeexid Xigta

Dhul weli ugub ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ugbaad oo kali ah:
  • Dareenka xun ee ay aragtidaas liidataa dadka ku reebtay iyo xanaaqa ay muslinka ku ridday fulayada fikirku weli waxay u adeegsadaan jidgooyada sahan walba oo ilbaxnimada Yurub ugbaad ka soo sheega.
  • Waxayse igu kordhisay in Soomaali oo idili ay tahay ehelkaygii iyo ugbaadkii indhahayga xilna iga saaran yahay.