Qeexid

"Shay kakoonsan, qolof adag oo ay dhasho nafleyda inta aan naasleyda ahayn, oo uu ku jiro abuurka ilmaha iyo nafaqadii korin lahayd; ukun."

Qeexid Xigta

Unug dheddig oo ka soo go'a ugxiyaha naasleyda dheddig oo marka uu bacrimiyo unugmaniga labi ilmo ka abuurmaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ugax oo kali ah:
  • Kinniinadu waxey joojinayaan in ugaxantu soo go’do waxaaney ku adkeeyaan ugxantu iney ku dhegto xuubka ilmagaleenka.
  • Kinniinadu waxey joojinayaan in ugaxantu soo go’do waxaaney ku adkeeyaan ugxantu iney ku dhegto xuubka ilmagaleenka.