Qeexid

"Weel wax dab lagu qallajiyey ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ugan oo kali ah:
  • "Walaalaheena dalka Yemen waxaan u dirnay ciidamo, waxaana ka helnay ciidamo kale, taasoo muujinaysa xiriirka adag ee noo dhexeeya" ayuu yiri Sheekh Cali Dheere oo sheegay inay taageerayaan mujaahidiin walba oo caalamka ku sugan.
  • Ma cadda hadii uu jiro khasaare nafeed oo ka dhashay Madaafiicdani aroornimadii hore ee saakay lagu garaacay xarunta Dekadda oo xilligan uu ku sugan yahay Markab sida shidaal dhowr tan ah.