Qeexid

"Nin tol madaxnimadiisa loo caleemasaaray."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ugaas oo kali ah:
  • Ugaas Magan Ugaas Warfaa oo la dhashay Ugaas Cilmi Ugaas Warfaa.
  • Beesha Maxamed Gorgaate oo Ugaas cusub ku duubtay Magaalada Muqdisho.