Qeexid

"ld ugaarasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ugaarsad oo kali ah:
  • "Mala aqbali karo in sabab la'aan loo dilo ruux u adeegaya shacabka Soomaaliyeed, waxaa ka digaynaa in la ugaarsado shaqaalaha gargaarka" ayuu mar kale ka dhawaajiyay Madaxweyne Sh.
  • Degmada Eyl oo ah degmo taariikhi ah ayaa sanadihii la soo dhaafay xarun u noqotay kooxo burcadbadeed Soomaali ah inkastoo shacabka degmada ay ka soo horjeedaan kooxaha burcadda oo ugaarsada marakiibta shisheeye.