Qeexid

(-oobay, -owday; -oobi) Ugaar noqosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ugaarow oo kali ah:
  • Inta gudaha joogta oo colaad iyo dagaal ka bixi weyda, loo caga dhigi waayo, cilmi iyo waxbarasho ka calool go’da, sidii cawsha ugaarowda.