Qeexid

"Nafley banjoog ah oo hilibkeeda la cuno sida biciidka, deerada, iwm."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ugaar oo kali ah:
  • "Waxaan ku wergelinayaa Soomaalida ku nool dalka Kenya oo dhan, gaar ahaan Nairobi inaysan wax dareen ah isgelin, aysanna jirin cid si gaar ah u ugaarsanaysa," ayuu yiri Yuusuf Xasan oo sheegay in ballanqaad ay ka haystaan dowladda.
  • Axaddii, xoogagga Itoobiyaanka oo taangiyo iyo helocabtarro ku ku hubaysan ayaa bilaabay inay ugaarsadaan mallayshiyada kuwaasoo iyana ku jawaabay tacshiirad aad u xoog badan, madaafiic iyo hoobiyayaal.