Qeexid

(-qyo, m.dh) (juqr.) Xarriiqa lagu sheegi karo inay wareegsantahay oo xadeysa aragga eegaha, kaas oo ah dhulka dushiisa ama badda dusheeda, meesha dhulka ama baddu ay u muuqdaan inay cirka kula kulmaan. Ogaanta ufuqu waxay ku xirantahay joogga eegaha.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ufuq oo kali ah:
  • Waxaad halkaan iska daldalaneysaa xoolo aadan xadin oo xad-dhaaf ah oo hibo lagu siiyey, wasaaradaha kalese waxaad toos si bareer ah u xaddo mooyaane waxaad shufuq siineyso majirto, anigu xoolo xaaran ah akhiro la aadimaayo addun waa meeshiise.
  • Buqcadaha waxa uu ku leeyahay saxaraaga, buuraha, sidoo kale jewiga (hawada), Ufuqa iyo wixii ku dhex-jira oo idil.