Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
ufood
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Fal / verb
Lab / masculine
Wadaag:
Erayada u qoraal eg: `ufood`
ufoo
Qeexid
Ka siqasho; ka yaqyaqsasho.
Ka u.: wax ka tanaasulid ama ka fogaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
ufo
Qeexid
(-ooyin, m.l) Dabaysha roobka ka soo horreysa.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
luufood
Qeexid
(bot.) Geed ka mid ah geedaha beeyada dhala.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
food
Qeexid
Timaha intooda hore ee wejiga korkiisa ku beegan.
F. u reeb: timo yar oo loogu reebo madaxa carruurta, siiba gabdhaha, meel wejiga korkiisa ku beegan.
Aqal soomaaliga meesha irridda korkeeda ku beegan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: