Qeexid

"Ka siqasho; ka yaqyaqsasho."

Qeexid Xigta

Ka u.: wax ka tanaasulid ama ka fogaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ufoo oo kali ah:
  • "mid, waxay noqonaysaa in xaalad caadiya ku laabato sidii 2006 ka hor, waqtigaas ayaa la arki jiray dabley la kiraysto oo ay kiraystaan dagaal oogayaasha, qabaa'illada amaba jufooyinka hoose, taasna macnaheedu waa tiibaa soo noqotay mar kale.
  • Ciidamada SNM iyaguna waxay bilaabeen weeraradoodii ku dhisnaa habka "guerilla fighting" ku dhufoo ka dhaqaaq iyaga oo bar tilmaameed ka dhiganaya meelaha ciidamada faqashtu joogaan.