Qeexid
Wax kasta intiisa liidata.
Wax kasta intiisa liidata.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Gufar; qashin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: Neef yar (siiba nayl) oo caato ah.
Qeexid Xigta: Cunug yar oo caato ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Dabaysha roobka ka soo horreysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ur la jecleysto.
Qeexid Xigta: Wax ur la jecleysto leh oo la shito ama lays mariyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -dgay, -dugtay
Qeexid: Wax caraf la jeclaysto yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Tiir xooggan, farraarro leh oo dhismaha aqal soomaaliga lagu adkeeyo.
Qeexid Xigta: Tiirar badan oo meel wada yaal.
Qeexid Kale: Summad geela lagu dhigo, qaab udub kor u jeeda ah leh oo meelo kala duwan looga dhigo; kabaal. 4. Dhigo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Kimis ballaaran, wareegsan oo badarka laga sameeyo.
Qeexid Xigta: God ama dhismo kale oo aad u kulul oo wax lagu dubo ama lagu shiilo. ld moofo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]