Qeexid

"(-do/-dyo, m.dh) Udub dheer oo aqlka dhexdiisa la suro si uu u adkeeyo dhismaha aqalka."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga udubdhexaad oo kali ah:
  • Diintan waxa udubdhexaad u ah Ciise Masiix (Christos), Baybalka, iyo taariikhda/dhaqanka kaniisadda.
  • Waxaa kaloo iyadana meeshaa ka maqan kaalintii shicibka reer Puntland oo iyagu la rabay in ay udubdhexaad u noqdaan nabadda iyo ammaanka Puntland.