Qeexid

"Tiir xooggan, farraarro leh oo dhismaha aqal soomaaliga lagu adkeeyo."

Qeexid Kale

Summad geela lagu dhigo, qaab udub kor u jeeda ah leh oo meelo kala duwan looga dhigo; kabaal. 4. Dhigo.

Qeexid Xigta

Tiirar badan oo meel wada yaal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga udub oo kali ah:
  • Waxaa laga yaabaa in ay cashuurtan Jirridda loo qaato in ay la xidhiidho xisbiga dawladda ee Udub laakiinse sida foomamka ka muuqata waa mid xisbiga ka hor jirtay.
  • “Taa waanu ka gudubnay,” ayuu yidhi, waxaana u uintaa ku daray oo yidhi; “Marka dambe idinka oo dalkani waxa uu mudan yahay sida ayaan jecelahay inaad timaadaan.”