Qeexid

"Ur la jeclaysto oo carfoon."

Qeexid Xigta

Waxyaabo la shito ama lays marsho oo carfoon; udug.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga udgoon oo kali ah:
  • Laydha macaan ee dhacaysa, iyo carafta udgoon ee dhulka xagaayadii ku hoortay ka soo butaacaya inaan sanbabada ka sii dhaansado ayaan goostay.
  • Waa burcad aan udgoonkiisa ka yaabay, oo waxaabu ku soo xusuusinayaa habeeddii geela ama hablihii magaalada.