Qeexid

"(-rro, m.dh) Xumbo adag, oo cad, oo awrka qooqan afkiisa ka timaadda. ld abur."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ubur oo kali ah:
  • -In lagu caasumo quburada gudaha dalka si ay uga tababaraan Soomaalida dhinacayada dhaqaalaha, dhaqanka, ammaanka, hormarinta xaquuqda aadanaha, caafimaadka iyo waxbarashada si meesha looga saaro xadgudubyada.
  • Kala iibsiga kalluunka ee u dhexeeya dadka degan xeebaha Woqoyi Bari Somalia iyo Yamaniyiinta ayaa ah mid soo jireen ah, kaas oo sii xoogsadey intii buburku jirey.