Qeexid

"(-cyo, m.dh) Uurkujir. ld oboc."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ubuc oo kali ah:
  • Waxa intaa sii dheer wakhtigii ugu danbeeyay ee ay kooxda Sevilla koox Isbaanish ah iskaga horyimaadaan koob Yurub waxay khasaartay 10 – 2 ay la gashay kooxda Real Madrid sanadkii 1958-kii oo ay rubuc final iskaga hor yimaadeen.
  • Ugu dambayntii, taasi waa laga diidey, natijooyinkiina waxa lagu dhawaaqay afartii iyo Rubuc galabnimo.